Maamulka G /Banaadir, Golaha Wasiirrada & Hay’adaha amniga oo kulan xasaasi ah isugu yimid (Daawo Sawirro)

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa uga mahadceliyey Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hay’addaha Amniga iyo bulshada ku nool Caasimadda guulaha amniga ee laga gaaray sugidda amniga Muqdisho intii lagu jiray bishii barakaysnayd ee Ramadan. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlayay kulan muhiim ah oo xarunta Dawladda Hoose … Continue reading Maamulka G /Banaadir, Golaha Wasiirrada & Hay’adaha amniga oo kulan xasaasi ah isugu yimid (Daawo Sawirro)